Deeq A. Posted April 23, 2022 Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa wuxuu ku qaabilay madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Muqdisho. iyaga kawada haday dhowr arrin Rooble ayaa Guudlaawe kala hadalay sida loosoo dhammaystiiri lahaa kuraasta golaha shacabka ee wali aan laga soo dooran Hirshabeelle oo ku harsan, gaar ahaan magaalada Jowhar, xilli laguda galayo doorashada guddoonka. Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug iyo HIrshabeelle ayaa ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana lagu wadaa 26-ka iyo 27-ka lagu wadaa in ay dhacdo doorashada guddookal labada aqal BJFS. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites