Sign in to follow this  
Deeq A.

Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan guddoonka labada Aqal oo maanta dhacaysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada labada Aqalka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya oo maanta sabti ah kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay dhegeysanayaan hadal jeedinta musharaxiinta guddoonka labada aqal

Guddiga doorashada guddoonka golaha Shacabka ayaa shalay oo jimco ahayd ku dhawaaqay in la soo xeray diiwaan galinta musharaxiinta u tartameysa xilka guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa sheegay in maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 23-4-2022,  hadalka jeedinta doonaan musharaxiinta u tartameysa xilka guddoonka labada aqal  halka beri oo axad ah ay ku xigi doonaan musharaxiinta u taagan gudddoomiye ku-xigeenada.

PUNTLAND POST

The post Hadal jeedinta musharaxiinta u taagan guddoonka labada Aqal oo maanta dhacaysa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this