Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashooyinka FEIT oo gaaray magaalada Ceelwaaq

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Wefdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka heer Federaal Muuse Geelle Faroole ayaa maanta gaaray degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Degmada Ceelwaaq ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo Doorashada qaar kamid ah Kuraastii taallay magaalada Garbahaarrey ee loo wareejiyay Ceelwaaq.

Amniga magaalada Ceelwaaq ayaa aad loo adkeeyay waxaana halkaas ku sugan Ciidamo ka tirsan Jubaland oo sugaya Amniga Doorashada 16-ka kursi.

PUNTLAND POST

The post Guddiga Doorashooyinka FEIT oo gaaray magaalada Ceelwaaq appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this