Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo guddi baaris u saaraysa dhacdadii Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Puntland ayaa sida ay sheegtay guddi baaritaan u saarraysa dhacdadii khasaaraha sababtay ee xalay ka dhacday Gaalkacyo.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu sheegay in guddi baaritaan loo magacaabayo xaqiiqa raadinta dhacdadaas.

Waxaan u magacabayaa Guddi ka hawlgasha baarista iyo u kuurgalidda shaqaaqadaas” ayaa lagu yiri qoraalka.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid kasta oo ku lug yeelata falka dhacay.

Baaris ka dib, cid kasta oo falkaas ku lugyeelata waxaa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan”

PUNTLAND POST

The post Puntland oo guddi baaris u saaraysa dhacdadii Gaalkacyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this