Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Xorriyadoodii U Soo Celisay Ku Dhawaad 60 qof Oo Laga Soo Xidhay Gobolka Awdal.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Somaliland ayaa dib xorriyadoodii ugu soo celisay ku dhawaad lixdan qof oo laga soo xidhay Ruqi.

Xildhibaan Maxamed Abiib oo laga soo doorto Gobolka Awdal ayaa qoraal uu ku baahiyay Degaladiisa baraha Bulshada sidan ku yidhi

“Aadbaan ugu faraxsanahay Aadbaan ugu faraxsanahay in 58 kamida dadkii Ruqi lagasoo xidhay ay xoriyadooda dib u heleen saaka.in 58 kamida dadkii Ruqi lagasoo xidhay ay xoriyadooda dib u heleen saaka”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this