Deeq A. Posted April 20, 2022 Wariye Cabdisalaan Germany oo in muddo ah ku xidhnaa Hargeysa ayaa goor dhawayd dib u helay xorriyadiisa. Sii daynta Wariye Cabdisalaan Germany waxa ka shaqeeyay Ururka SOLJA iyo madaxdhaqameedka uu hoggaaminayay Suldaan Shaybe. Source Share this post Link to post Share on other sites