Sign in to follow this  
Deeq A.

Weriyayaashii ku Xidhnaa Xarunta CID-da Hargeysa oo loo dhaadhiciyey Jeelka Weyn ee Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Weriyayaashii ku Xidhnaa Xarunta CID-da Hargeysa oo loo dhaadhiciyey Jeelka Weyn ee Hargeysa 

 

Saxafiyiintii xidhnaa ee Maxamed Cabdi Ilig , Cabdijibaar Maaxmed Xuseen iyo Cabdiraxmaan Indho-cadde ayaa goor dhawayd ayaa loo dhaadhiciyay Jeelka weyn ee Hargeysa.
Hore waxay ugu xidhnaayeen xarunta danbi baadhista “CID” ee Hargeysa .
May be an image of 3 people, people standing and text

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this