Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Moscow)-Laba dagaal-gale oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo codsi u diraya ra’iisal wasaare Boris Johnson in uu taageero u fidiyo.

Shaun Pinner oo 48 jir ah iyo Aiden Aslin oo 28 jir ayaa muuqaalkooda laba jeer la kala baahiyey iyaga oo dalbanaya in lagu bedesho siyaasiyiin Ruushka taaageersan oo lagu hayo Ukraine.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this