Sign in to follow this  
Deeq A.

12 ka mid ah Weriyayaashii Xukumada Muuse Biixi Hargeysa ku xidhxidhay oo la sii daayey+3 lala hadhay

Recommended Posts

Deeq A.   

12 ka mid ah Weriyayaashii Xukumada Muuse Biixi Hargeysa ku xidhxidhay oo la sii daayey+3 lala hadhay

weriye-3.jpg

Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ayaa goor-dhaweyd sii deysay 12 Weriye oo ka mid ahaa 15 kii Saxafi ee Xukumada Muuse Biixi Dhawaan ku xidhxidhay magaalada Hargeysa .

 

Geesta kalena waxaan weli la sii deyn oo xabsiga baaqi ku aha Sadex weriye oo weli lagu dhegan yahay oo kala ah:-

Maxamed Cabdi Ilig

Cabdijibaar maxamed Xuseen

Cabdiraxmaan Cali Khaliif .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this