Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2022 'They' - and we all know who 'they' are - murdered this man because of his staunch support for Fahad Yaasiin. Bil Ramadaan ayee dileen waxmagaratadaan bahalada ah. Alloow kuu raxmo. Abwaan aad uga hadli jiray arrimaha siyaasada oo Muqdisho lagu dilay Koox ku hubaysan bistoolado ayaa magaalada Muqdisho ku dilay Allaha u naxariistee Abwaan Bedel Jaamac Xirsi, oo kamid ahaa abwaanada Soomaaliyeed ee ku noolaa Muqdisho. Dilkiisa ayaa dhacay xilli uu Abwaanka ka soo baxayay Masaajid ku yaalla degmada Kaxda oo salaadii Makhrib uu ku soo dukaday. Lama garanayo sababta loo dilay iyo cidda dilkiisa ka dambeysa. Waxaana kooxda dilkiisa fulisay ay markiiba ka baxsadeen goobta uu falku ka dhacay. Marxuumku wuxuu caan ku ahaa ka hadlida arrimaha siyaasada ee taagan gaar ahaan wuxuu aad u dhaliili jiray siyaasiyiinta mucaaradka. Wuxuu maalmo ka hor u ololeynayay in lasii daayo kursiga Fahad Yaasiin, isagoo ra'iisal wasaare Rooble ugu baaqay inuu kursigaas fasaxo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2022 'They' want to extinguish the truth, the facts. 'They' will not succeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 18, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted April 18, 2022 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: 'They' want to extinguish the truth, the facts. 'They' will not succeed. Allah ha u naxariisto Abwaanka, and may Allah grant him paradise. Powerful voice straight from the heart touching peoples souls and what is at hand. May Allah have mercy on His slave and may he have mercy on us here on earth, and bless us with even louder voices, to replace for us those that we have lost, who call for everyone to hear the message of forgiveness, compassion and understanding. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 18, 2022 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: This guy, is bastard , Wacal, and it is becoming very clear everyday, Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted April 18, 2022 Somalia is entering a very dangerous chapter, normalisation of politically motivated killings. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 18, 2022 30 minutes ago, Arafaat said: Allah ha u naxariisto Abwaanka, and may Allah grant him paradise. Powerful voice straight from the heart touching peoples souls and what is at hand. May Allah have mercy on His slave and may he have mercy on us here on earth, and bless us with even louder voices, to replace for us those that we have lost, who call for everyone to hear the message of forgiveness, compassion and understanding. Aamiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 19, 2022 29 minutes ago, maakhiri1 said: This guy, is bastard , Wacal, and it is becoming very clear everyday, Calasow is attention seeker. His comments are of course no.less offensive. Here's another guy. Ciyaal bounced one and some reported him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 19, 2022 Madaxweyne Farmaajo oo Alshabaab ku eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii Abwaan Beddel Jaamac Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee, Abwaan Beddel Jaamac Xirsi oo xalay salaadii maqrib kadib ay kooxo hubaysan ku dileen magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in Marxuum Beddel Jaamac Xirsi uu ahaa abwaan lagu yiqiin samadoonnimo, waddaniyad iyo dal jacayl, isaga sheegay inuu door lama illaawaan ah ka qaadan jirey wacyigelinta bulshada, nabadaynta iyo dowlad-dhiska. “Alle ha u naxariistee Marxuum Beddel Jaamac Xirsi waxaa uu ahaa haldoor, abwaan iyo nabaddoon bulshada ka wacyi gelin jirey aafada qabyaaladda, kalatagga iyo aayo-xumada colaadaha, waxaana uu mar walba ku baraarujin jirey taageerada dowladnimada, midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Waxaan xanuunka tacsida la qaybsanayaa ehelka Marxuumka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Dhinaca kale madaxweyne Farmaajo ayaa cambaareeyey weerarkii hoobiyayaasha ahaa ee shalay ay Alshabaab ay la beegsadeen Xarunta Villa Hargeysa, halkaas ay ku shirayeen xildhibaannadda labada aqal ee barlamaanka. Farmaajo ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeesto ficillada Alshabaab, si buuxdana loola shaqeeyo ciidammada u taagan sugidda amniga dalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 19, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shurwac Posted April 19, 2022 Alayaraxma, Wuxu ahaa Wadani xalal ah. Illahow Jano Fardowso gee. Dadka Mucaaradka iskushegyo oo Abwaankaas dilay ba rabo in ay Somalia Future keeda ka taliyaan... Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 20, 2022 10 hours ago, Shurwac said: Alayaraxma, Wuxu ahaa Wadani xalal ah. Illahow Jano Fardowso gee. Dadka Mucaaradka iskushegyo oo Abwaankaas dilay ba rabo in ay Somalia Future keeda ka taliyaan... Meesha intii u fiicneeyd waa la dhameeyey, aakhirka xoolo iyo manaxe baa wadanka isku soo hari, Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 21, 2022 Farmaajo " Fulaha Damaca badani" should not lie to the public. The murder of Abwaan Bedel has nothing to do with Al-shbaab and they didn't claim as such. This was a targeted killing. THey don't even send condolences. Wallee dalkani meel baas buu ku socdaa. Why would any president want to be a hostage of Mogadishu. Move to peaceful places. Liritaanka Ummadda ma Caasimadaa ka Muhiimsan? waa mate. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagaxtuur Posted April 21, 2022 3 hours ago, galbeedi said: Why would any president want to be a hostage of Mogadishu. It should essentially become a commercial capital. Period. Quote Share this post Link to post Share on other sites