Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Xajka iyo Cumrada ee Carafaad oo maanta Garoowe ka qaaday 126 Muctamiriin ah

Recommended Posts

Deeq A.   
9-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

Shirkadda Xajka iyo Cumrada ee Carafaad ayaa maanta magaalada Garoowe ka qaadday 126 oo sannadkan nasiib u yeeshay in ay soo cumraystaan.

Shirkadda Xajka iyo ee Carafaad oo kaashanaysa shirkadda Daallo Airline waxay garoonka diyaaradaha Garoowe ka saagootisay126 qof oo soo gudanaya acmaasha cumarada ee Xaramka barakaysan.

Shirkadda Carafaat ee Xajka iyo Cumrada oo ka shaqaysa gobolada dalka ayaa Muctamiriintaan ay dirtay isugu jiraan shacab iyo madax ka tirsan golayaasha dowladda Puntland

Shirkadda ayaa sannad kasta xajka gaysaa xujay iyo muctamiriin ka kala tagay gobolada dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo warbixinta iyo sawirro

1-8.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 2-11.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 3-7.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 4-4.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 5-2.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 6-2.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 7-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 8-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 9-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 10-1.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 11.jpg?resize=720%2C480&ssl=1 12.jpg?resize=720%2C480&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Shirkadda Xajka iyo Cumrada ee Carafaad oo maanta Garoowe ka qaaday 126 Muctamiriin ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this