Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada labada Aqal Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulan wadajir ah oo ay kaga hadlayaan ajandayaal dhowr ah.

Kulanka Maanata ayaa waxaa shir guddoomin doono Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya,waxa una Ajandaha ay ka doodi doonaan ay kala yihiin.

Ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaark ah ee u gaarka ah Doorashooyinka Guddoonka labada Gole iyo MadaxweynahaWarbixin ku saabsan hawlaha u qabsoomay iyo kuwa soo socda ee Guddiga Qabanqaabada Golaha Shacabka.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaannada labada Aqal oo kulan wajir ah yeelanayo Maanta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this