Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

Ruushka ayaa sheegay in Ciidankiisu ay qabsadeen dhammaan hareeraha magaalada Mariupo ee dalka Ukraine oo weli go’doonsan.

Ciidamada dowladda Ukraine ayaa ku haray qayba yar oo kamid ah gudaha Mariupo, sida laga soo xigtay Saraakiisha Ruushka.

Dhinaca kale Madaxweynaha Ukraine, Volodomir Zelenzky ayaa ka digay in wadahadalka labada dhinac ay burburi doonaan, haddii Ruushka uu laayo ciidanka Ukraine ee ka dagaallamaya magaalada Muriupol.

Ruushka ayaa u qabatay in ciidankaasi ay isku soo dhiibaan ilaa Axadda maanta ah, si ay u nabad-geliyaan.

PUNTLAND POST

The post Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Ruushka iyo Ukraine appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this