Sign in to follow this  
Deeq A.

Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Ay Xukuumadda Muuse Biixi U Fasaxday Ganacsade Jaar La Ah Tiyaatarka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Khilaaf Ka Taagnaa Dhul Ay Xukuumadda Muuse Biixi U Fasaxday Ganacsade Jaar La Ah Tiyaatarka Hargeysa

jkjk-2.jpg?resize=708%2C335&ssl=1

Muran ka taagan dhul ay xukuumadu somaliland u fasaxday ganacsade la Jaar ahaa tiyaatarka Hargeysa iyo awooda maayar Mooge oo hal xidhaale adagi horyaalo.

Dabkii ka kacay suuqa waaheen iyo xaalada ka jirta caawa tiyaatarka hargaysa xidhiidh waynbaa ka dhaxeeya
Sida ka muuqata qoraalka ku qoran warqadan xiliga lagu soo beegay iyo Ciidamada faraha badan ee caawa lagu soo daadiyay Dhismaha tiyaatarku waa Arin si wayn looga soo shaqeeyay oo ah sidii xaalad abuur iyo joojin loogu samayn lahaa suuqa cusub ee ka bilaambay tiyaatarka Hargaysa.

 

Waxaana muuqata in dawladda gaar ahaan wasiirka wasaaradda Hawlaha guud ee Somaliland Cabdilaahi Cismaan abokor ayaa isku xoqaya  Labada Ganacsade jaarka ah isagoo qoraalka hoose  kasoo saaray arintan.

 

jy.jpg?resize=708%2C1001&ssl=1

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this