Deeq A. Posted April 17, 2022 Kolaybaerayadacaddaaladiyosinnaanwaakelmadoballadhanooakhlaaqi ah, diini ah, falsafi-na ah; kolkaa ma aha mid lagudeg-degofalanqayntooda. Ilaahuun baa caadil ah. Waxaynu se kabilaabimeelahaugufahamkafududsida: degmooyinkadalku ma u simanyihiinqaybintadakhligadawladda, siibaqasanaddadawladdaeecashuruhukusooxaroodaan? Xuquuqdashakhsigu ma heshaaxasaanad, xukuumaddunailaaliso? Qormadanikudheeraanmaysokutumushadaxuquuqdashakhsiga, oo ah jawr-falcaddaaladeed, waxainagagafilanwarbixintii Amnesty International: Somaliland – Escalating Censorship, Harassment, Prosecution of Government critics; ee 4tii July 2019. Taasoofaahfaahisayxadgudubyadadawladda SL eexorriyaddashakhsiga; iyodhacdooyinkajoogtadanoqdayeexabbiskaiyojidh-dilkaloogugeystoweriyeyaashaiyoshaqaalahawarbaahintamadaxabannaan. Aankunoqonodulucdamaqaalka e’, sinnaantadegmooyinkawaddanka, marka ay timaadoqaybintadakhligakasooxaroodacashuurahakastamyada, oo ah ilahaay badidakhligaqasnaddadawladdukayimaadeen. Qodobka 14aad eeXeerka no. 12 eesannadkii 2000, wuxuqorayaa, “Degmooyinkakastamadakuyaaliinwaxayxaq u yeelanayaan in W/Maaliyaddu u qaaddo (10%) oo ay kuyeelanaysoCashuurtaGuudeeDawladdaDhexe (Customs Duty) kaqaadofurdadaasi.” Waxajiraiyanaxeerarkadambeeyeyoosiixoojiyeyqodobka 14aad eeXeer no. 12. Haddabadalkalabodegmokeliyaayeykuyaaliinkastamo: Berbera iyoGabiley. Labadaadegmoayaaxeer no. 12 siiyeybursi-dheeraad ah oo ay kaqaataanqasnaddadawladda. Sababtu wax kale ma aha, waakeliya: waxakuyaalkastamocashuurolaguqaado. Ma tahaysababmacquul ah oolaguqanco? Ogow in meelkastaakastamnoqonkarto. Waxaintaaraaca in degmooyinkaasi ay kaqayb-galaankabka (12.5% dakhligacashuuraha) eedawladdadhexe u qaybisodegmooyinkadalka. Waxa kale oointaadheer in shaqaalahawasaaradahaeekahawl-galadegmooyinkaas, sidadegmooyinkakaleba, aydawladdadhexebixisokharashkooda. Haddabalgaroo, badeecaddasoomartakastamaadaas, cashuurtalagagaqaadoganacsatadawaxay u soogudbiyaanmacaamiisha(customers/consumers). Qofkastaoogasiintakiilooraashin ah ookasoodegtayfurdadda Berbera, amakuqayilamijinqaad ah oosoomartay Kala-Baydh (Gabiley)ayaabixiyacashuurtakuxarootaqasnaddadawladda. Ma aha lacag ay Berbera iyoGebileygooni u bixiyeen. John Rawls (1921 – 2002) ooqoraybuuggaThoery of Justice, lagunatixgeliyoaragtidiisacadaaladdadawliga ah, wuxu u dhigayqaacidooyinkooban. Wuxuyidhisi loo helocaddaaladwaa in mujtamaca loo habeeyo: (1) lama taab-taaninaytahayxuquuqdaqofkasidatacbiirkafekerkaiwm; (2)sidiidheefiyofursdaobadan loo siinlahaadadkaugubaahibadan/tabartayar (disadvantaged); (3) iyohaddii ay jirto in cid loo burinayo, waa inburintaasfaa’idougujirtaamujtamacaoodhan (sidamushaharkaoo loo badiyodhakhtarnafbadbaadinya). Dawladahadunidu, badiyaa, marka ay lacagta u qoondaynayaandegmooyinkaamagobolladawaxayraacaanqaacidooyincayminansida: tiradadadkakunooldegmadaas, baaxaddaiyocayn-dhuleedka (terrain), baahidagaarkaeedegmada, iyohaddiimaalgelindheeri ah la siinayodegmo in dalkukawadafaa’idayo. Mabda’akowaadeelagaduulayaanawaa u sinnaantadegmooyinkaeeqasnaddadawladda. Haddabahaddiilagueegohalbeegyada Rawls dhigay, mabaadii’daqaybintadakhliga, caqligacaadiga ah iyodiinteenasuubbanba, midna u cudur-daarimaayosed-bursigadawladdadhexesiisodawladahahooseee Berbera iyoGabiley. Waxamurugoleh, degmooyinka Berbera iyoGabiley ma haystaanadeegyobulshooodhaamakuwakajiradegmooyinka kale. Musuquwaadulmi, dulmigunawaacaddaalad-darro; islamarkaanawaahafar loo geystaydadkakunooldegmooyinkaas. Hafarkunawaadulmi. Ilaahbaankamagangalnay. WasiirkaMaaliyadda – Sacad Cali Shire – mar wax lagaweydiiyeyarrinkaas, shirkadhacay Hotel Ambassador bishii January 2020, oo ay sooqaban-qaabiyeenmachadka ISIR, wuukameemeeraybalinuu u qiil-baxsho 10%-kasharcigu u qoondeeyeydawladahahooseeelabadaasdegmo. Waxauumar kale, dhowaan, wasiirSacadkudoodayinaytahaysidakhayraaddebeeci ah oo kale. Subxaanallah! Daw bay noqotay, in markaa, la is-weydiiyoma loo simanyahay Somaliland? Wax kale ba ha joogaane, hortu, waacaddahay: dawladdadhexe (W/Maaliyadda) ee SL ma sintodawladahahooseeedegmooyinkadalka. Dawladdadhexemooji! Laakiinyaabkaiyoshaamareerkuwuxuyahay in sinnaanla’aanta degmooyinkasi cad looguxardhaysharcigadalka. Ilaahadda ma maqalmanadaalacan dal sidaasyeela. Sinnaanla’aansharcigalagusuntay ma aha keliyajawrfal loo geystaymabaadi’daasaasiga ah eecaddaaladda; eewaaceebiyo bar cambaar ah ookutaaldamiirkaqarankastaoosidaayeela. WabillaahiTowfiiq Maxamuud C/llahiAxmed maxamuudaxmed@live.com Qaran News Share this post Link to post Share on other sites