Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Liiska Guddiga Qabanayo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Lasoo Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay ayaa ka kooban 6 xubnoon, kuwaas oo laga  xulay mudanayaashada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka 11-aad.

  1. Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed (Koonfur galbeed)
  2. Senator Saciiid Cabdi Xuseen (Somaliland)
  3. Senator Farxaan Cali Xuseen (Puntland)
  4. Senator Samsam Daahir Maxamuud (Galmudug)
  5. Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan (Jubbaand)
  6. Senator Samsam Cabdullaahi Axmed (Hirshabeelle).

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this