Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga qaabilsan Doorashada Gudoonka Golaha shacabka oo la shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii u horreeyay tan iyo markii la dhaariyay.

Gudoomiyaha KMG BFS Maxamed Axmed Liibaan Dhabancad ayaa magaacabay 10-ka xubnood ee Guddiga soo qaban qaabin doona doorashada Guddoonka Golaha Shacabka.

1- Cabdullaahi Rooble- kasoo jeeda Puntland (Daarood)
2- Mohamed Hussein Hadi- Kasoo jeeda Somaliland (Dir)
3- Cabdirisaaq Cumar- kasoo jeeda Hirshabeelle. (Mogadishu Clan)
4- Xuseen Maxamed Nuur- kasoo jeeda Galmudug (Mogadishu Clan)
5- Xaaji Cali Max’ed Nuur- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle)
6- Maxamed Abukar- Kasoo jeeda Koonfur Galbeed  (Digil iyo Mirifle)
7- Dahabo Suusow Maxamud- Kasoo jeeda Hirshabeelle (Beesha 5aad)
8- Qaasim Cilmi Seed- kasoo jeeda Galmudug (Daarood)
9- Cumar Sharif Jeeg- kasoo jeeda Banaadir (Beesha 5aad)
10- Nasro Mahdi Caraale- kasoo jeeda Jubbaland (DIR).

PUNTLAND POST

The post Guddiga qaabilsan Doorashada Gudoonka Golaha shacabka oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this