Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland Oo Warbixin Kasoo Saaray Xadhiga Wariye Cabdisalaan Germany

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka Somaliland oo Warbixin kasoo saaray Xadhiga Wariye Cabdisalaan Germany ayaa sheegay in xadhiga Wariyuhu uu ka hor imanayo Dastuurka dalka.

Sidoo kale, Warbixinta Komishanka waxa lagu sheegay in Wariyaha xabsiga lagu dhex jidh-dilay, sida wariyuhu u sheegay Komishanka.

Wariye Cabdisalaan Germany ayaa muddo 13 maalmood ah xidhan, iyadoo ay xidheen ciidanka Sirdoonku.

1.jpg 2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this