Sign in to follow this  
Deeq A.

Midowga Afrika oo Ergay Cusub usoo Magacaabaya Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Midowga Afrika, gaar ahaam hawlgalka (ATMIS) ayaa lagu wadaa in ay yeelato hoggaan cusub, lana badalo Francisco Madeira, kaas oo ay adkaatay inuu dib ugu soo noqdo Soomaaliya kadib markii la ceyriyey.

Sida ay qortay wargeyska The EastAfrican, Madeira ayaa waxaa uu lumiyey dhammaan fursadihii uu ugusoo noqon lahaa Soomaaliya kadib markii laga xayuubiyay dhammaan wixii aqoonsi diblomaasiyadeed ahaa.

AMISOM ayaa hawlgalka iyo magaca laga badalay 15 sano  kadib, laakin waxaa muuqata in hoggaan cusub uu arrinkaas fulin doono halka Mozambikiyaanka ay tahay sida uu u baxay.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this