Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagaysiga Dacwadda Madaxweynihii Hore Ee Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar Oo Dib Loo Dhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Addis Ababa)-Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay kadib markii tarjumaankiisu uu maxkamadda iman waayay.

Dhagaysiga dacwadda Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib loo dhigay kadib markii tarjumaankiisu uu maxkamadda iman waayay.

Maxkamadda Sare ee dawladda Federaalka Itoobiya, ayaa Amartay in lasoo xidho cabdillaahi Raabi oo ah wariye ka tirsanaan jirey warbaahinta dawladda Ethiopia ayaa sidoo kale ahaa  Tarjumaanka Maxkamadaynta Cabdi Maxamud Cumar.

Madaxweynihii hore ee deegaanka Soomaalida ayaa dhawr jeer ka cawday in dhagaysiga Maxkamadayntooda dib loo dhigay sababo la xidhiidha tarjumaanka oo maqnaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this