Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga FEIT oo go’aamiyay in Ceelwaaq loo wareejiyo doorashada 16-ka Kursi ee Garbahaarrey

Recommended Posts

Deeq A.   
Muuse-Gelle.jpg?resize=1000%2C563&ssl=1

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal (FEIT) ayaa maanta go’aan rasmiya ka soo saaray degaan doorashada labaad dowlad goboleedka Jubaland.

Qoraal ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa lagu go’aamiyay in doorashada 16-ka kursi ee Garbahaarrey loo wareejiyo degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Guddiga FEIT ayaa sheegay in magaalada Garbahaarrey aysan ka dhici karin wax doorasho ah islamarkaana ay ka jiraan caqabado dhinaca amniga ah .

Halkaan ka akhriso qoraalka

One-1.jpg?resize=1000%2C1389&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga FEIT oo go’aamiyay in Ceelwaaq loo wareejiyo doorashada 16-ka Kursi ee Garbahaarrey appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this