Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawlada UK Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Wariyayaasha Lagu Xidhay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-London)-Wakiilka daawlada UK- joogta Somaliland Lizzie Walker ayaa walaac xoogan ka muujisay xadhiga ay dawlada Somaliland u gaysata 9 ka mid ah wariyayaasha ka hawlgala Somaliland kuwaasi oo shalay xabsiga loo taxaabay kadib markii ay warar toos ah ka soo tabinayeen shaqaaqo ka dhacday jeelka weyn ee ku yaala badhatamaha magaalada Hargeysa halkaasi oo laga maqlaayay rasaas in mudo ah ka socotay, inkasta oo ay xaaladu degtay markii danbe, lama oga khasaaraha halkaasi ka dhashay ee rasmiga ah hase ahaatee xukumaddu waxa ay sheegtay in maxabiistu ay dhaawcayo u gayteen askartii ilaalinaysay jeelka .

Hadaba wakiilka dawlada UK- u jooga Hargeysa ayaa qoraal yar oo kooban oo ay barteeda Twitarka ay soo dhigtay uu u dhignaa sidan hoos ku xusan.

Capture-8.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this