Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Heshiiska ay Maanta Ku Dhacayaa Baarlamaanka 10-aad iyo Farmaajaba!

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta daaha loo laabayaa, oo dhacaya dhammaan hey’adihii jiray iyada oo laga bilaabo xiligan uu dalku galaya isbadal cusub.

Sida ku qoran heshiiskii doorashada dadban iyo habraacyada la socday waxaa ku xusun in hey’adihii jiray ay xilka sii heynayaa ilaa laga dhaariyo baarlamaanka 11-aad.

Haddaba, dhaarinta maanta ah kadib, waxaa sidaasi ku baxaya dhammaan hey’adaha sida baarlamaanka 10-aad iyo madaxweynaha, waxaa laga galayaa marxalad cusub.

Haddaba, halkan ka akhriso qodobka arrintan khuseeya.

dhaarinta1.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this