Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg Dega : Rasaas Goosgoos ah oo ka socota Jeelka Weyn ee Magaalada Hargeysa+Muqaal

Recommended Posts

Deeq A.   
War Deg Dega : Rasaas goos goos ah oo ka socota Jeelka Weyn ee magaalada Hargeysa
 degdeg.jpg

Is rasaasayn ayaa ka socda gudaha jeelka weyn Hargeysa, iyada oo dhawaqa rasaas laga maqlayo meelo kala duwan oo magaalada ah.

Ciidamo badan ayaa soo gaadhay jeelka waxaana la xidhay waddooyinka mara agagaarka jeelka weyn.

Halkan Ka Daawo Muqaalka Warka:-

Mudaharaad ayaa hada ka dhex socda jeelka weyn ee Hargeysa .Maxaabiista ayaa la sheegay inay mudaharaadkaas sameynayaan .
Ciidamo boolis & Asluubta ayaa hadda soo gaadhay Jeelka weyn
Waxaa kaloo Gudaha Jeelka weyn galay wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin & Taliyaha Ciidanka asluubta Somaliland
Ku darsoo dadweyne Tiro badan ayaa isagu soo ururay Jidadka soo gala & Daafaha Xabsiga weyn ee Hargeysa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this