Sign in to follow this  
Deeq A.

FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-ka April.
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa sidoo kale lagu sheegay in 10:00Am, looga baahan yahay in xildhibaannada ay isugu yimaadaan hoolka wayn ee Tendhada lagu qabanayo dhaarinta.

278450861_287202236923798_68973379127997

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this