Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiqaadir Cosoble oo difaacday kursigii xildhibaanimo

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1649712847656.jpg?resize=720%2C60

Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa markii saddexaad ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee Golaha Shacabka oo doorashadiisa caawa ka qabsoontay magaalada Jowhar.

Cabdiqaadir Cosoble ayaa helay 76 cod, halka Cabdikariin Tifow oo la tartamay uu helay 22 cod, sida uu ku dhawaaqay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle.

Cabdiqaadir Cosoble Cali oo ah hoggaamiyaha xisbi lagu magacaabo Ileys ayaa ka mid ah Midowga Musharaxiinta mucaaradka.

PUNTLAND POST

The post Cabdiqaadir Cosoble oo difaacday kursigii xildhibaanimo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this