Deeq A. Posted April 11, 2022 Cabdiqaadir Cosoble Cali ayaa markii saddexaad ku guulaystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 ee Golaha Shacabka oo doorashadiisa caawa ka qabsoontay magaalada Jowhar. Cabdiqaadir Cosoble ayaa helay 76 cod, halka Cabdikariin Tifow oo la tartamay uu helay 22 cod, sida uu ku dhawaaqay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hirshabeelle. Cabdiqaadir Cosoble Cali oo ah hoggaamiyaha xisbi lagu magacaabo Ileys ayaa ka mid ah Midowga Musharaxiinta mucaaradka. PUNTLAND POST The post Cabdiqaadir Cosoble oo difaacday kursigii xildhibaanimo appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites