Sign in to follow this  
Deeq A.

“Suuqa Waaheen Dhismihiisa Iyo Qandaraas Naadintiisa Waxa Iska Leh Dawladda Hoose Ee Degmada Hargaysa…” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Jaamac Macaf oo ka tirsan golaha deegaanka degmada Berbera ayaa yidhi sida tan:

“Dooda Dhismaha Suuqa Waaheen.

Suuqa Waaheen dhismihiisa iyo qandaraas naadintiisa waxa iska leh dawladda hoose ee degmadda Hargaisa.

Haddii ay nashqadaynta iska kaashadaan wasaaradda hawlaha guud iyo dawladda hoose waxba kuma jabna.

Wasaaradda hawlaha guud kor joogtaynta tayada dhismaha dawladda xaqbay uleedahay.

Dawladdaha hoose awoodahooda yaanu saamayn muranka xisbiyadda iyo xukumadu.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this