Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaado waawayn Oo Ka Socda Dalka Pakistan Iyadoo Dadku Ay Dalbanayaan In Madaxweyne Cimraan Khaan Lasoo Celiyo.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Pakistan)-Mudaharaado waawayn ayaa ka socda dalka Pakistan kadib xil-ka-qaadistii ay baarlamanka dal kaasi ku sameeyeen raysalwasaarahii dalkaas.

Cimraan Khaan ayay baarlamanka Pakistan eryeen iyadoo maanta la dooranayo raysalwasaare cusub.

Tobanaan kun oo qof ayaa tuban wadooyinka magaalooyinka waawayn, sida Karachi.

Dadku waxay dalbanayaan in Cimraan Khaan dib loogu soo celiyo talada dalka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this