Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Diiday Ceyrinta Madera

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha midowga Afrikha Moussa Faki Mahamat ayaa sheegay inuu shaqada sii wadayo, oo kalsooni cusub uu siiyey ergaygiisa Soomaaliyeed Medeira.

H.E. Moussa Faki Mahamat, oo goordhow qoraal soo saaray ayaa sheegay inuu qaadanayo hadalka Farmaajo ee ahaa inuu ka xunyahay talaabada Rooble uu ku eryey Medeira, isaga oo intaa raaciyey in ergegagoodu uu shaqada sii wadan doono.

Arrintan oo qalalaaso siyaasi ah abuuri doonta ayaan la ogeyn sida uu uga falcelin doono ra’isul wasaare Rooble.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this