Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cali Mareexaan oo duray Hogaanka Xisbiyada Mucaaradka+Cali Guray oo u jawaabay

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka Biyaha Somaliland Cali mareexaan Oo la hadlayay Xisbiyadda Mucaaradka ayaa yidhi :-
” Dawladda dhexe iyo Dawladda hoose waa isku mid,
Maayirka Caasimadda ha ka qasina shaqadiisa Oo ha ka dhigina Nin Mucaarid u shaqaynaya .”
May be an image of 4 people, people sitting and suit
Siyaasi Cali Guray ayaa u jawaabay wasiir Cali Mareexaan Wuxuuna Yidhi sidatan:-
“Cali Mareexaaanow Cabdiraxmaan iyo Faysal labaduba wax gar ah ayay ka hadleen annaga ayaa raali ka ah ee adigu shaqo kale daydayo.
Laba musharax oo la tartamaya Muuse Biixi anagu qabyaalad uma aragno ee laba muwaadin oo xaq u leh ayuun baanu u aragnaa.Way noo hiilinayaane adigu ha naga hiilin wax nooga miciina anagaa u bashan kursiga Muuse ku fadhiyo eh”
May be an image of 2 people and text
HADDA SADARADA DHEXDOODANA WAAN AKHRIYI KARAA OO SHISHE IYO SOKEBA SAWIRKAN WAAN U FAHMI KARAA
In Wasiir hadalye halkaa ha ku joogo. East Burco Clan cid dayn ku leh oo ka doonaysaa ma jirto eh ha loogu dhaarto Wasiirka. West Burco Clan iyo Awal way u siman yihiin. Sadexdan midna wax aanu xaq u lahayn ma doonayo daandaansiga ha ka daayo Cali Mareexaan.
Cali Mareeexaaanow West Burco Clan dambe oo la isugu tegayaa ma jiro eh lambarkaaga xejiso af jooga looma adeego eh. Guddoomiyaha Waddani waad taqaan in aanu sadexdan midna ahayn hadii aad isaga wax odhanayso iyo hadii kaleba. Cabdiraxmaan iyo Faysal labaduba wax gar ah ayay ka hadleen annaga ayaa raali ka ah ee adigu shaqo kale daydayo. Laba musharax oo la tartamaya Muuse Biixi anagu qabyaalad uma aragno ee laba muwaadin oo xaq u leh ayuun baanu u aragnaa. Way noo hiilinayaane adigu ha naga hiilin wax nooga miciina anagaa u baahan kursiga Muuse ku fadhiyo eh

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this