Sign in to follow this  
Deeq A.

Fariin culus oo ku socota dadka na soo booqda iyo inta sida joogtada ah nagu xidhan

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaran.png
Anaga oo 20-kii sano ee la soo dhaafay si hawl karinimo ah oo ay wadaniyadi ku dheehantahay ugu soo gudbinaynay wararka dalkii iyo dhacdooyinka taagan, waxa aanu si ixtiraam leh idiinka codsanynaa in aad si miisaan leh qof walba oo na soo booqdaa ama inta sida joogtada ahi noogu xidhan ay tabaracu ka gaystaan taakulaynta suuqa Waaheen ee dhawaan gubtay, fadlan guji ciwaanka hoos yaala oo qof walba waxa karaankiisa ah ha ugu rido xisaabtaasi loo furay waad mahadsanticii

HALKANI GUJI SI AAD U CAAWISID SUUQA WAAHEEN EE GUBTAY

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this