Sign in to follow this  
Deeq A.

Odayaasha degmada Boocame oo diiday go’aankii guddiga nabadaynta Saax-maygaag iyo Senge-jebiye

Recommended Posts

Deeq A.   
3-3.jpg?resize=960%2C572&ssl=1

Cuqaasha iyo Waxgaradka degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool ayaa gebi ahaanba qaaddacay go’aankii shalay ka soo baxay guddiga nabadaynta Saax-maygaag iyo Sange-jebiye.

Guddiga nabadaynta ayaa go’aamiyay in Senge-jebiye iyo Saax-maygaag loo aqoonsado Gobolka Sool.

Sidoo kale guddiga ayaa go’aamiyay in Senge-jebiye dhisnaado islamarkaana Saax-maygaag laga guuro oo aan la dhisan karin.

PUNTLAND POST

The post Odayaasha degmada Boocame oo diiday go’aankii guddiga nabadaynta Saax-maygaag iyo Senge-jebiye appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this