Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddigii Nabadaynta oo Saax-maygaag iyo Senge-jebiye u aqoonsaday Gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddi loo xil saaray Nabadaynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sange-jebiye ayaa maanta soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta muranka labada dhinac.

Guddiga oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa go’aamiyay in tuulooyinka Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ay ka tirsan yihiin Gobolka Sool.

Guddiga ayaa sidoo kale go’aamiyay in tuulada Senge-jebiye ay sideedii u dhisnaato islamarkaana laga guuro Saax-maygaag oo keliya.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST

The post Guddigii Nabadaynta oo Saax-maygaag iyo Senge-jebiye u aqoonsaday Gobolka Sool appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this