Deeq A. Posted April 5, 2022 Guddiga doorashooyinka dadban heer federal ee FEIT ayaa maalintii afaraad waxaa uu wadaa bixinta aqaansiga iyo shahaadada xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya labadiisa aqal, iyadoo ku dhowaad 40 xildhibaan ay maanta qaateen, guddiga ayaa ugu baaqay xildhibaannada ka maqan dalka. 1. Abdirashid Mohamed Hidig GSH#072 2. Said Mohamed Ali GSH#093 3. Iftiin Hassan Iman (Baasto) AS#04 4. Sadak Omar Mohamed (Saadaq-Joon) GSH#248 5. Osman Ali Yusuf GSH#198 6. Abdullahi Sheikh Ismail AS#02 7. Muse Sudi Yalahow AS17 8. Abdihakim Moalim Ahmed AS#13 9. Qali Ali Shire GSH#060 10. Sadiq Abdullahi Abdi GSH#092 11. Maryan Farah Kahiye AS#08 12. Ahmed Mohamed Said AS#41 13. Mahdi Mohamed Gulaid 14. Mohamed Adam Dini GSH#036 15. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50 16. Said Ali Muse GSH#027 17. Ismail Shire Jama GSH#142 18. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075 19. Abdikani Gelle Mohamed AS#44 20. Abdullahi Farah Mire GSH#228 21. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191 22. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53 23. Farhiya Yusuf Omar GSH#121 24. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128 25. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220 26. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174 27. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158 28. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221 29. Ali Mahdi Mohamed GSH#169 30. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222 31. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites