Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2022 They will just 'dhaarin' a few to save face. Meesha kuwa badan waraaqaha qaatay xataa maba joogaan. Madoobe kistiisa Kismaayo u watay, Deni sidaasoo kale. Kuwa KG haba sheegin. So this 'dhaarin' will be a dozen a day of the remaining to keep entertaining themselves. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 12, 2022 Aragaana waxee keenaan, seems desperate move by Tusbaxyare. Does they want to dhaarin sadexda kursi in Baydhabo and not Fahad? Guddiga doorashada oo maanta wafdi u diraya Baydhaba – Maxaa iska beddelay qorshihii dhaarinta? Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa ku dhowaaqay in subaxa Arbacda maanta ah uu guddi u diri doono magaalada Baydhaba, si xal looga gaaro khilaafka u dhaxeeya guddiga iyo maamulka Koonfur Galbeed. "Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa xubno ka mid ah Guddiga u diraya Berri Subax 13.04.2022 Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Si xal looga gaadho tabashada Maamulka Koonfur Galbeed,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay guddiga. Maamulka Koonfur Galbeed ayaa qaadacay shahaado siinta xildhibaanada iyo ka qeyb-galka xafladda dhaarta ah ee xildhibaanada cusub oo berri oo Khamiis ah ka dhaceysa teendhada Afisyoone. Koonfur Galbeed ayaa ka carootay kadib markii saddex ka mid ah xildhibaanada laga soo doortay deegaanada uu guddiga armay in doorashadooda lagu noqdo, sababo la xiriira inay khaladaad ku jireen, sida uu guddiga sheegay. Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble inuu isaga xayiraadda mas’uul ka yahay isagoo kursi u raadinaya qof kooxdiisa ka tirsan, qofkaas ayaa loo fahmay wasiirka Gaashaadhigga Soomaaliya oo isagu raadinayey mid ka mid ah sadddexda kursi ee uu guddiga joojiyey. Waxaa dhowaanahan socday wada-hadallo ay xildhibaano billaabeen oo uu markii dambana kusoo biiray hoggaamiyaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, balse wax natiijo la taaban karo ah kama soo bixin, inkasta oo Qoor Qoor uu weli ku sugan yahay magaalada Baydhaba. Xubnaha uu guddiga u dirayo Baydhaba ayaa imaneysa ayada Xubnaha Beesha Caalamka ay weli wadaan dadaallo ay rabaan in kuraasta la xayiray lagu fasaxo, iyagoo cadaadis saaraya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo guddiga doorashada ee FEIT. Ma cadda xubnaha guddiga u dirayo Baydhaba ay horseedi doonto in dib loo dhigo dhaarinta xildhibaanada inta ay xal kasoo helayaan iyo in jadwalka dhaarinta ee 14-ka April lagu socon doono. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 13, 2022 Those who know him say FEIT chief Muuse Geelle is up to no good. Late president C/laahi Yusuf expelled him from Puntland after he exported female livestocks which is illegal. ONe thing I know is people from Qandalla produce once every generation a trouble maker who leaves a huge impact. THey used to be some of my favorite SAleebaans, and people say they are ythe largest group in Bari and Puntland despite their lack taking the helm of Puntland. THe man who shot president Sharmaarke was from Qandalla, so does Khaliif Sheikh Mohamuud, the man who single handedly incited Somali clans against Siyaad Barre in 1980 with his hard hitting poem " Hurgumo". In my future book he has a chapter. He was probably the one who pushed the " Habro" to take up arms after he said: Somalilanders marduuf qaad helay waa majnuun falane. And also, he compared the Galmudug guys, " Maata caana leh oo la iska maalayo". After that poem every clan decided to have their own Alphabet rebels starting with the SNM Habro and so on. And now this Muuse Geelle. Wallee Qabdalla balaayaa ka timaada. Anyway guys, if they put about 300 members of parliament and elect the speaker, both the job of Rooble and Farmaajo will be over. THe parliament will select an independent committee to manage the election and we might not even hear Rooble and company after that. Sida qorax dhacday Rooble dambe dib u maqli mayno. All we need is Ahmed Madoobe select his 16 from Gedo ana Olla, we got an election. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 13, 2022 Rooblaawe and Midowga Musharaxiinta didn't get the two seats they wanted - Mr Tiktok's and Jawaari's. Sareedo's one is safe and has been xildhibaan since 2004. It is face-saving. I think Maxkamadda Sare will issue its decision before any so-called speakers selections. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 14, 2022 This was nothing but a face saving move by the commission chair and Rooble. THe two seats will be contested and won by the same people who got last time. Can we go to the election please? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 14, 2022 When are these so called selections going to take place any date so far I think they are gonne be next year Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2022 1 hour ago, galbeedi said: This was nothing but a face saving move by the commission chair and Rooble. THe two seats will be contested and won by the same people who got last time. Can we go to the election please? It is one seat out of the three that is to be re-selected for face-saving technicalities. It is safest one, too. Incumbent is Sareedo, a long-time xildhibaanad. Jawaari seat and Mr. Tiktok (kan wasiirka gaashaandhigga ah), in which this whole move was to have him as xildhibaan failed. Sareedo's malxiisad challenger was alleged to be '15-year-old' when the selectuons happened in Agoosto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 14, 2022 1 hour ago, Xaaji Xunjuf said: When are these so called selections going to take place any date so far I think they are gonne be next year Xaaji, that is a possibility. THe 16 Gedo seats could be pushed until June, then speaker election could reach August or September and the final one at the end of year. Or we might not even have an election and INdhacade and company could blow up the whole things and they might start from scrtach to Hallane again. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted April 14, 2022 25 minutes ago, galbeedi said: Xaaji, that is a possibility. THe 16 Gedo seats could be pushed until June, then speaker election could reach August or September and the final one at the end of year. Or we might not even have an election and INdhacade and company could blow up the whole things and they might start from scrtach to Hallane again. What is likelyhood of election taking place without those seats? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted April 14, 2022 58 minutes ago, Arafaat said: What is likelyhood of election taking place without those seats? Unlikely, and Madobe was already given his marching orders to leave seats alone after meeting James Swan, It seems we only respond to threats and humiliation. Everyone is running out of excuses to delay this selection. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 14, 2022 How come Somalis not agree to anything without external intervention Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2022 5 hours ago, maakhiri1 said: How come Somalis not agree to anything without external intervention Lax walba meeshee isdhigtaa lagu qalaa. Dad aan ka maarmin shisheeye naga buuxo, tan iyo Sayidkii saas ahaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 14, 2022 Noticed some not putting their hand on holly book, the poster behind them is a joke . Quote Share this post Link to post Share on other sites