Deeq A. Posted April 5, 2022 Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka NISA ayaa sheegtay in ay ka jiraan weeraro la doonayo in lagu dillo xubna ka tirsan hoggaanka dalka. Qoraal ka soo baxay taliska NISA ayaa lagu sheegay in shaqsi lagu magacaabo Maxamed Mahir oo ka tirsan al-shabab uu doonayo in uu isku qarxiyo Ra’iisulwasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble iyo Farmaajo. NISA ayaa sheegtay in uu socdo qorshaha lagu qaarijinayo Ra’iisulwasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites