Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya Oo Sheegtay Inay Barbar Taagan Tahay Somaliland Kadib Masiibadii Dabka Suuqa Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawlada Kenya ayaa sheegtay in shacabka Somaliland ay la dareen tahay oo la socoto shilkii dabka ee ka dhacay Suuqa Waaheen.

Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada Kenya, kaas oo lagu sheegay in dawlada dadka Kenya ay barbar taagan yihiin Somaliland kalana Murugaysan yihiin Masiibadii dabka ee ka dhacday Suuqa Waaheen 1-dii bishan April.

 

Kiiniyaqoraal1.jpg

 

KIINIYAQoraal.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this