Deeq A. Posted April 3, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maantii labaad waxaa uu wada bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu maanta Shahaadooyinkooda uu siiyay in ka badan 50 mudane, kuwaas oo helay aqoosigooda Xildhibannimo. 1. Sheikh Adan Madoobe GSH#189 2. Shariif Abdalla GSH#085 3. Abdillahi Abdi Mohamed GSH#264 4. Hussein Mohamed Nur GSH#051 5. Ahmed Abdi Hashi (Ahmed Taajir) GSH#166 6. Mohamed Abdullahi Keyse GSH#073 7. Sadiya Yasin Haji Samatar GSH#129 8. Hassan Abdi Ismail GSH#217 9. Omar Ibrahim Hashi GSH#114 10. Roda Arab Abdi GSH#219 11. Khadra Mohamed Tukale GSH#274 12. Sahra Olad Abdi GSH#018 13. Zamzam Dahir Mohamud AS#12 14. Leila Ahmed Ismail AS#37 15. Ahmed Mohamed Ali AS#21 16. Noradin Abdullahi Olujog GSH#246 17. Zamzam Abdullahi Ahmed AS#24 18. Abdirahman Mohamed Hussein GSH#069 19. Fartun Abdikadir Farah Karama AS#19 20. Yusuf Hussein Ahmed Gama’diid GSH#031 21. Ali Shaban Ibrahim AS#23 22. Prof/Dr. Osman Mohamud Mohamed (Dufle) AS#20 23. Salah Ahmed Jama AS#34 24. Guled Bihi Abdi GSH#255 25. Ahmed Osman Dirie GSH#233 26. Abdinur Ali Aden GSH#028 27. Mohamed Sheikh Noor Osman GSH#107 28. Abas Ali Ibrahim GSH#111 29. Mohamed Abukar Ali GSH#025 30. Adar Hared Jibril GSH#132 31. Mohamed Abdurahman Nadif GSH#124 32. Bihi Iman Egeh GSH#237 33. Abdiqani Ismail Said GSH#241 34. Mohamoud Abdirahman Omar GSH#272 35. Adnan Osman Elmi GSH#236 36. Omar Yusuf Qaladid GSH#136 37. Ahmed Mohamud Jama GSH#029 38. Nasro Mahdi Arale GSH#023 39. Leylo Nur Maah AS#07 40. Sahra Jama Ali GSH#134 41. Dr. Ahmed Adam Ahmed GSH#127 42. Hassan Dahir Yarow AS#05 43. Zaynab Mohamed Amir GSH#267 44. Asad Abdirisaq Mohamed GSH#120 45. Yusuf Mohamed Ismail GSH#118 46. Ilyas Badal Gabose AS#01 47. Mohamed Hassan Adam GSH#133 48. Hamza Abdi Barre GSH#203 49. Abdi Hashi Abdullahi AS#33 50. His Hassan Adan GSH#015 51. Farhiyo Mohamud Dhakane GSH#052 52. Maryan Mohamud Isse GSH#226 53. Mohamud Abdirahman Sheikh Farah GSH#003 54. Osman Mohamed Abdi GSH#022 55. Fadumo Hassan Ali GSH#210 56. Abdi Ibrahim Warsame GSH#196 57. Abdulkadir Mohamed Wa’ays GSH#112 58. Mowlid Abdi Mohamed GSH#130 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites