Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliska KENYA Oo Gacanta Ku Dhigay Kooxdii Weerartay Raila Odinga

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Nairobi)-Ciidammada booliska Kenya ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay gacanta kusoo dhigaan ilaa 17 qof oo lala xidhiidhinayo inay qeyb ka ahaayeen weerar dhagax tuur ahaa oo lagu qaaday diyaariyada uu la socday musharaxa xisbiga Azamio, horayna u soo noqday Raysal Wasaaraha Kenya Rail Odinga.

Xubno ka tirsan Xisbiga Azimio ee Raila ayaa sidoo kale falkaasi ku tilmaamnay shirqool loo maleegayay hoggaamiye Raila Odinga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this