Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkada Dahabshiil oo ku dhawaaqday in dib u dhiska suuqa Waaheen ay ka qayb qaadan doonto

Recommended Posts

Deeq A.   
dahabshiil-logo-300x192.png

 

Shirkada Dahabshiil ayaa muujisay sida ay uga xuntahay dhibkii uu gaystay dabka xalay ka dhacay suuqa weyn ee Waaheen ee magaalada Hargeysa  mudane Cabdirashiid Dahabshiil oo arintaasi ka hadlaaya ayaa ku booriyay in ay taagantahay in arintani gacmaha la isu qabsado oo ay tahay in la joogo xiligii dib loo dhisilahaa suuqa Waaheen, waxna ay shirkadu balan qaaday in ay ka qayb qaadanayso dib u dhiska suuqa Waaheen inta karaankeeda ah.

Waa shirkadii ugu horaysay ee heer caalami ah ee laga leeyahay Somaliland ee dareen naxaris leh ka muujisay dabkaasi ku dhacacay magaalada Hargeysa oo ay aad uga hadleen madaxda caalmka iyo kuwa gobolkuba

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this