Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaaladda Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Ethiopia Axmed Shide ayaa soo gaadhay Magaaladda Hargeysa, kuwaas oo ka soo ambo baxay Magaalo madaxda Ethiopia ee Addis Abababa.

Ujeedada Waftigan oo ah xog’ogaal u noqoshada mashaqadii ka dhacday suuqa Wayn ee Hargeysa oo uu xalay dab qabsaday ayaa ka soo degay garoonaka diyaaradaha ee Egal. 

Waftigan ayaa kormeeri doona Suuqa Waaheen ee xalay gubtay, kaas oo sidoo kale ay damintiisa ka qayb galeen gurmad uu hor kacayay Hogaanka Nabad galyadda deegaanka Soomaalidu.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this