Deeq A. Posted April 2, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee FEIT ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay bixinta aqoonsiga iyo Shahaadooyinka xildhibaannada Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaliya, waxaana guddigu Shahaadooyinkooda siiyay in ka badan 50 mudane, kuwaas oo guddoomiye Muuse Geelle uu guddoonsiiyey. Halkaan Ka Akhriso magacyada xildhabaannada qaatay 1. Abdisalam Haji Ahmed Liban GSH#038 2. Yusuf Gelle Ugas GSH#026 3. Mohamed Ali Omar (Caanonuug) GSH#108 4. Mustaf Sheikh Ali Dhuhulow GSH#049 5. Mohamed Harun Abdullahi GSH#208 6. Mohamed Abdi Hayir Mareye GSH#225 7. Abdirahman Mohamed Sheikh GSH#010 8. Abdinasir Haji Shirwa Mohamed GSH#004 9. Abdirisaq Abdullhi MoalimGSH#063 10. Abdirizak Omar Mohamed GSH#011 11. Mohamed Omar Aimoy GSH#005 12. Mohamed Nur Abukar GSH#265 13. Abdi Ahmed Dhuhulow-Dhegdheer AS#011 14. Jawaahir Mohamed Ahmed GSH#001 15. Qaali Ahmed Diiriye GSH#096 16. Nuuriya Adan Ciise GSH#212 17. Muse Said Jama GSH#263 18. Ahmed Abdi Kooshin GSH#205 19. Hirsi Adan Roble GSH#101 20. Abdi Hassan Awale Qaybdiid AS#015 21. Mohamed Ibrahim Ali -Cajiib GSH#064 22. Nadra Salah Abdi GSH#257 23. Duniya Mohamed Ali AS#014 24. Qaladla Cali Cawaale GSH#017 25. Mohamed Ibrahim Cabdi GSH#206 26. Omar Shariif Mohamed GSH#266 27. Omar Ali Abdi GSH#035 28. Mohamud Abdulkadir Haji GSH#084 29. Mohamed Ali Xagaa GSH#268 30. Mahad Mohamed Salad GSH#147 31. Abdisabir Nur Shurie GSH#071 32. Dahabo Susow Mohamud GSH#088 33. Adar Ali Mohamed GSH#081 34. Bilal Idris Abdullahi AS#038 35. Suleyman Ali Hussein GSH#260 36. Ali Mohamud Adam GSH#240 37. Hussein Qasim Yusuf GSH#043 38. Zamzam Mohamed Omar GSH#253 39. Muse Ahmed Ismail GSH#076 40. Abdirahman Mohamed Mohamud GSH#095 41. Ali Mohamed Omar GSH#115 42. Daahir Amiin Jeesoow GSH#030 43. Abdikariim Abdow Heydar GSH#252 44. Khalif Abdi Omar GSH#032 45. Mariam Aweis Jama GSH#113 46. Jama Mohamed Askar GSH#254 47. Dr. Mohamed Elmi Ibrahim GSH#218 48. Shamso Elmi Hassan GSH#020 49. Marwa Abdibashir Hagi Ali GSH#234 50. Dr. Elmi Mohamud Nur GSH#214 51. Faaiza Mohamed Jeyte GSH#048 52. Muhamed Hussein Abukar GSH#055 53. Aidarus Salah Yusuf GSH#224 54. Saed Abdi Hussein AS#039 Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites