Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Itoobiya, Madaxweyneyaasha Jabuuti Iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Khadka Telephone Ka Kala Soo Xidhiidhay Madaxweynaha Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ra’iisal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Axmed, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane Mustafe Maxamuud Cumar ayaa dhammaantiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Khadka Telephone ka kala soo xidhiidhay dareenkoodana la wadaagay shacabka masiibadu asiibtay Xalay.

Sidoo kale ra’iisal wasaaraha itoobiya ayaa bartiisa Twitter-ka ku baahiyey masiibda ku habsatay suuqa waaheeen.

277777918_529244071895168_59622714819195 277801070_529244061895169_18351639145677

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this