Sign in to follow this  
Deeq A.

FEIT Oo Bilaabay Bixinta Shahaadooyinka Xildhibaanada Labada Aqal

Recommended Posts

Deeq A.   
Guddiga doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa saaka oo sabti ah bilaabay bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal.
Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday xildhibaankii ugu horayay ee la siiyo shahaadada xildhibaanimada baarlamaanka 11-aad.
Caana-nuug ayaa ku guulaystay kursiga tirsigiisyo yahay HOP#108, waxaana uu si rasmi ah hadda uga mid noqday mudanayaasha baarlamaanka 11-aad.
FEIT ayaa shalay shaaciyay in ay bilaabayaan bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal si loo dhaariyo 14 bishaan April.
1.jpg 2.jpg 3.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this