Sign in to follow this  
Deeq A.

Qof goordhaweyd lagu dilay Gudaha Hargeysa+Cida dishay & Fariin ka timi ciidanka Booliiska S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Qof goordhaweyd lagu dilay Gudaha hargeysa+Cida dishay

Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd lagu dilay magaalada Hargeysa gaar ahaan Xaafadda Calaamadaha ee degmada Maxamuud Haybe haweenay lagu magacaabo Hodan Muxumed Cabdi.
Waxaana dilkeeda loo adeegsaday Toorrey, iyadoo dad Goobjoogayaal ahi ay sheegeen in ruuxa dilka gaystay uu ahaa ninkeedii.
Haweenaydan ayaa ahayd Hooyo haysata 5 carruur ah, iyadoo haatan lahayd Uur 7-bilood lagu sheegay.

Fariin Ka Timid Ciidanka Booliska Somaliland.

pol.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this