Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciyaartoyda Muslimiinta Ah Ee Ingiriiska Oo Markii Ugu Horraysay Oo Loo Ogolaaday Afurka Bisha Ramadaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciyaartoyda muslimiinta ah ee ka dheesha horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa markii ugu horaysay waxa loo ogolaaday in ay af-furaan xiliyada bisha Ramadan, iyadoo sharcigan la dhaqan galin doono bisha Ramadan.

Hore waxa u dhici jirtay in ciyaartoydu ay dalbato in ay ka baxaan ciyaarta iyadoo sanadkii hore la xasuusto ciyar loo hakiyay af-furka saddex ciyaaryahan oo muslimiin ah.

Afar ciyaarood oo ku beegan xiliyada fiidka ayaa loo ogolaan doonaa ciyaaryahanada muslimiinta ah in ay af-furaan kadib dib loo bilaabo ciyaarta.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this