Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay Hawlgalka ATMIS ee beddelaya AMISOM

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku meel-mariyay Hawgalka cusub ee Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Somalia.

Hawlgalkaas oo loo soo gaabiyo ATMIS, ayaa bedelaya hawlgalkii Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Hawlgalkan cusub ee ATMIS ayaa ka shaqayn doona inuu u diyaariyo laamaha Ammaanka ee Soomaaliya si ay ula wareegaan mas’uuliyadda Amniga dalka.

Dowladda Imaaraadka Carabta oo bishan hayaysay xilka madaxweynaha Golaha Ammaanka ayaa ku dhawaaqday in si rasmiya loo meel-mariyay Qaraarkaas.

PUNTLAND POST

The post Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay Hawlgalka ATMIS ee beddelaya AMISOM appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this