Sign in to follow this  
Deeq A.

Fahad Yaasiin oo laga saaray liiska xildhibaannada la doortay ee Baarlamanka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   
liiska.jpg?resize=1000%2C750&ssl=1

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa shaaciyay liiska xildhibaannada ilaa iyo hadda la doortay  ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.

Liiska ayaa ka kooban xubnaha labada aqal ee Baarlamanka Federaalka kuwaas oo loo gudbiyay guddiga kadib doorashadoodii.

Guddiga ayaa liiska ka saaray Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo kamid ahaa xubnihii lagu doortay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale waxa liiska ka maqan xubno ka tirsan golaha shacabka oo laga soo doortay dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Halkaan ka akhriso Liiska

1-24.jpg?resize=840%2C1175&ssl=1 2-20.jpg?resize=1000%2C1393&ssl=1 3-18.jpg?resize=1000%2C1390&ssl=1 4-14.jpg?resize=1000%2C1385&ssl=1 5-4.jpg?resize=1000%2C1419&ssl=1 6-3.jpg?resize=1000%2C1381&ssl=1 7-3.jpg?resize=1000%2C1386&ssl=1 8-2.jpg?resize=1000%2C1385&ssl=1 9-2.jpg?resize=996%2C1440&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Fahad Yaasiin oo laga saaray liiska xildhibaannada la doortay ee Baarlamanka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this