Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaboose Oo Ku Dhawaaqaya Urur-Siyaasaddeed Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa la filayaa inuu dhawaan ku dhawaaqo Urur-siyaasaddeed cusub oo ka mid noqda Ururrada Siyaasadda ee dalka lagagaa dhawaaqayey.

Urur-Siyaasaddeed cusub oo Dr. Gaboose ku dhawaaqayo ayaa lagu sheegay magaciisa Asal Party, sida oo maanta sheegay Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Siyaasiyiinta Gaboose wada samaynayaan Urur siyaasaddeedkan cusub

“Urur-siyaasaddeedka Asal oo ah maataanka Xisbi Waaberi, waxa ku dhawaaqi doona Dr. Gaboose.” Ayuu yidhi Siciid Cilmi Rooble oo maanta ka hadlayey Xaflad lagaga dhawaaqayey Ururka Waaberi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this